gumuuxnaan ld gamuuxnaan.
gumuuxnaansho ld gamuuxnaan.
gun 1. Dad tol yari lagu liido. 2. Dadweyne; tol. 3. Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.
gunaad Nabar kor ka biskooday oo hoos ka jirran.
gunaadsan Dhaawac wax hoos ka buka ahaansho.
gunaadsanaan eeg gunaadsan. ld gunaadsanaansho.
gunaadsanaansho ld gunaadsanaan.
gunaanad1 1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid. gunaanad2 1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystirid. gunaanadan Wax la gunaanday ahaansho.
gunaanadid eeg gunaanad². ld gunaanad¹ (2).
gunaanadnaan eeg gunaanadan. ld gunaanadnaansho.
gunaanadnaansho ld gunaanad- naan.
gunaanadseeg1 1. Yaasimin la'aanta uu la kulmo qof dhintay. 2. ld gunaanad- seegid. gunaanadseeg2 Qof dhintay, gunaanad waayid. gunaanadseegid eeg gunaanadseeg². ld gunaanadseeg¹ (2).
gunbur (juqr.) Qayb yar oo dhulka dushiisa ka mid ah oo ka kacsan waxyaabaha hareeraheeda ah, kana joog hoosaysa buur.
gundhaw Cayayaan, salka hoose ka gooya geedka digirta iyo qaraha.
gundhawr 1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.
gundhi1 1. ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo. 2. ld gundhin. gundhi2 Xarig, madax iwm si tartiib ah oo aan joogto ahayn u nuuxin. gundhig1 Wax la biirinayo ama la tarminayo inta ugu horreysa oo laga bilaabo; saldhig; raasamaal. gundhig2 Wax la biirinayo ama la tarminayo intooda ugu horreysa asaasid. gundhigad ld gundhigasho.
gundhigasho eeg gundhigo. ld gundhigad.
gundhigid eeg gundhig².
gundhigo Wax la biirsanayo ama la taransanayo intii ugu horreysey billaabid.
gundhin eeg gundhi². ld gundhi¹ (2).
gundhis Bir daab qori ah leh, afkana fantax ku leh oo wax lagu tolo.
gundho Asaas; gaw; sal.
page : 92 of 102
<< < 87 88 89 90 91 92 93 94 95 96 97 > >>