nuuradaysnaansho ld nuuradaysnaan.
nuuradee Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
nuuradoobid eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.
nuuradow Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
nuuri Wax nuur u yeelid.
nuurid eeg nuur².
nuurin eeg nuuri.
nuuriyad ld nuurad¹.
nuuriyadayn ld nuuradayn.
nuuriyadaysan ld nuuradaysan.
nuuriyadaysnaan ld nuuradaysnaan.
nuuriyadaysnaansho ld nuuradaysnaan.
nuuriyadee ld nuuradee.
nuuriyadoobid ld nuuradoobid.
nuuriyadow ld nuuradow.
nuuriyo ld nuurad¹.
nuuxe 1. Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan. 2. ld nuuxeyn.
nuuxee Fardo iwm nuuxe samayn.
nuuxeyn eeg nuuxee. ld nuuxe (2).
nuuxi Wax meeshii uu joogay in yar ka dhaqaajin.
nuuxin eeg nuuxi.
nuuxsad ld nuuxsasho.
nuuxsasho eeg nuuxso. ld nuuxsad, nuuxsi.
nuuxsi ld nuuxsasho.
nuuxso Wax meesha uu joogay in yar ka dhaqaaqid.
nuxnux Hadal qarsoodi ah oo laba qof iyo wax ka badani hoos ugu sheekeystaan.
nuxnuxlee Nuxnux samayn.
nuxnuxleyn eeg nuxnuxlee.
nuxrur Dheef tayo leh oo laga helo cuntada qaarkeed. ld nuxur.
nuxur1 Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
page : 1147 of 1584
<< < 1142 1143 1144 1145 1146 1147 1148 1149 1150 1151 1152 > >>