Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
qariibis  ld qariibin.
qariid1  Badar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno. qariid2  Badar iwm ceeriin ku cunid. qariidid  eeg qariid².
qariin  Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.
qariir  In yar oo badar ah oo qeedhiinka lagu cuno.
qariisad  (baay.) U jajabnaan dabiici ah oo loogu dhaqmo si gaar ah, taas oo aan koritaankeeda, uga baahnayn barasho waayo aragnimo gaar ah leh. Sidaa darteed waa aqoon dhalasho oo dabeeci ah. ld inistinkt.
qarin  eeg qari. ld qaris.
qaris  ld qarin.
qarjaamaysad  ld qarjaamaysasho.
qarjaamaysasho  eeg qarjaamayso. ld qarjaamaysad, qarjaamaysi.
qarjaamaysi  ld qarjaamaysasho.
qarjaamayso  Xoolo meel xaaluf ah jooga, dhul xaabid.
qarmuun1  ld qurmuun¹. qarmuun2  ld qurmuun². qarmuunaan  ld qurmuunaan.
qarmuunaansho  ld qurmuunaan.
qarmuusi  Dharka xariirta ah nooc ka mid ah oo lagu sameeyo gobolka Qarmuusi ee u dhexeeya Iraq iyo Iiraan.
qarni  Boqol sano.
qarnugeyl  Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.
qarnugul  ld qarnugeyl.
qaro  ld qiro¹.
qaroobbe  1. Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh. 2. Gafuurka shimbiraha.
qaroof  Wax toosan qalloocin.
qaroofali  Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen.
qaroofan1  Wax soo qalloocsan noqosho. qaroofan2  Wax la soo qalloocshey ahaansho. qaroofid  eeg qaroof.
qaroofmid  eeg qaroofan¹.
qaroofnaan  eeg qaroofan². ld qaroofnaansho.
page : 1196 of 1584
<< < 1191 1192 1193 1194 1195 1196 1197 1198 1199 1200 1201 > >>

 

Exit mobile version