Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dabaylwac
diigaanyo  Wax aad u tiro badan (dad, xoolo iwm).
diihaal1  Gaajo aad u daran. ld daahiil¹. diihaal2  Gaajo badan dareemid. ld daahiil². diihaalid  eeg diihaal². ld daahiilid.
diil1  Dhabbo; jid. diil2  Wax ciid, neef iwm ka buuxin. diilabadan  Dabci si caadi u ah isbeddelid (qof).
diilabadnaan  ld diilabadnaansho.
diilabadnaansho  eeg diilabadan. ld diilabadnaan.
diilaley  Darbad d.: dabayl xoog leh oo hadba dhinac ka timaadda.
diilalyo  Dhaxan aad u badan.
diilan1  Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey noqosho. diilan2  Wax ciid, neef iwm laga buuxiyey ahaansho. diilasho  eeg diilo.
diilid  eeg diil².
diilimayn  ld diillimayn.
diilimee  ld diillimee.
diilin  ld diillin.
diillimayn  eeg diillimee. ld diilimayn.
diillimee  Meel wax ku dul xarriiqid. ld diilimee.
diillin  1. Xarriiq; jiitin. 2. Roob xoog leh oo dabayl wata. 3. Caws cusub oo ka soo fufay meel gubad ah. ld diilin.
diillincaanood  Diillin ballaaran cirka ku dhereran oo ka kooban xiddigo yaryar oo badan.
diilmid  eeg diilan¹.
diilnaan  eeg diilan². ld diilnaansho.
diilnaansho  ld diilnaan.
diilo  Wax ciid, neef iwm ka buuxsasho.
diimbiyood  Jaad ka mid ah diinka oo yar oo biyaha ku dhex nool. ld diinceelaad.
diimid  eeg diin³. ld diimis.
diimis  ld diimid.
diimmoon  Kad./ud.: cid aan wax ogeyn ahaansho.
page : 175 of 218
<< < 170 171 172 173 174 175 176 177 178 179 180 > >>

 

Exit mobile version