jibaad1 Reen xoog leh oo ka soo baxa dadka ama duunyada jirran. jibaad2 Xoog u reemid; aad u taahid. jibaadgaabis Duco loola jeedo in qof naftu dhibayso adduun ama aakhiro mid uu u dhaco.
jibaadid eeg jibaad².
jibaal1 1. (-llo, m.dh) Cabbir dhul beereed 25 tallaabo oo labajibbaaran ah. 2. Ded dhismo dhagax ah korka laga saaro. jibaal2 Dhismo dhagax ah ded kor ka saarid. jibaalee Dhul dhowr jibaal u qaybin.
jibaaleyn eeg jibaalee. ld jibaaleys.
jibaaleys ld jibaaleyn.
jibaalid eeg jibaal².
jibaax1 1. Qufac dadka iyo xoolaha ku dhaca. 2. ld jibaaxid. Maridda xoog lagu maro meel jiq ah ama lagu badanyahay. jibaax2 Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid. jibaaxid eeg jibaax². ld jibaax¹ (2).
jibaggaar1 ld jibaggaarid. jibaggaar2 Ka j.: arrin ama hawl ka gun gaarid. jibaggaarid eeg jibaggaar². ld jibaggaar¹.
jibakeen1 ld jibakeenid. jibakeen2 Arrin ama hawl xaqiiqdeeda ka lib keenid. jibakeenid eeg jibakeen². ld jibakeen¹.
jibbaar1 Xarig dheer, dhuuban oo lagu sameeyo rarada, kebdaha iwm. jibbaar2 Tiro, tiro kale ku xooggan oo sheegeysa inta jeer ee tirada lagu xoogganyahay layskudhufanayo. jibbaar3 (xis.) Tiro lagu qoro dusha sare ee midig ee tiro ama doorsoome oo ku sinaysa inta jeer ee tiradaasi laysku dhufanaayo. jibbaaran Xisaab wax la jibbaaray ahaansho.
jibbaarnaan eeg jibbaaran. ld jib-baarnaansho.
jibbaarnaansho ld jibbaarnaan.
jibbaysan ld jid-baysan.
jibbaysnaan ld jidbaysnaan.
jibbaysnaansho ld jidbaysnaan.
jibbo ld jidbo.
jibboo ld jidboo.
page : 28 of 53
<< < 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 > >>