Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
gambiyid  ld gembiyi.
gambo1  1. Maro madow, qafiif ah, daldalool leh oo haweenku madaxa saartaan. 2. Kumi (lacag). 3. Geeso xoolaad oo gadaal u jeed. gambo2  Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabb. gambool  Bur weyn oo madax buuran le.
gambooley  Haweenka inta gambo xirata oo la qabo ama la guursaday; naago, duma.
gamboon  ld gemboo.
gamboonaan  ld gemboonaa.
gamboonaansho  ld gemboonaa.
gamboor  Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhint.
gambuus  (muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada lagu tumo oo ka samaysan qori ama bir wareegsan oo hal dhinac harag kaga haaranyahay.
gamid  ld ganid.
gamiimid  eeg gamii.
gamiin  1. Nafley tiiraanyo ka muuqato ahaansho. 2. Cunto ka caanadiidi.
gamiitofayt  (bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.
gammaan1  Naasleyda qayb ka mid ah oo ay ka mid yihiin fardaha, baqlaha, dameeraha iyo farowg. gammaan2  Nooc kalluunka badda ka mid a. gammaaran  Wax aan geeso lahayn ahaansho (sac.
gammaarnaan  eeg gammaaran. ld gammaarnaansh.
gammaarnaansho  ld gammaar- naa.
gamooje  Dhaxa.
gamran  Qof lixaad leh ahaansh.
gamranaan  ld gamranaansh.
gamranaansho  ld gamranaa.
gamuun  Ul yar, dhuuban, afka hore ka gammooxan, gadaalna fantax iyo baalal ku leh oo qaansada laga gem.
gamuunayn  eeg gamuunne.
gamuunee  Gemuun ku gani.
gamuur1  ld gamuux. gamuur2  ld gamuux. gamuuran  ld gamuuxa.
gamuurid  ld gamuuxi.
page : 30 of 102
<< < 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 > >>

 

Exit mobile version