Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
gamuurnaan  ld gamuuxnaa.
gamuurnaansho  ld gamuuxnaa.
gamuux1  G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun. gamuux2  Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun. gamuuxan  Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.
gamuuxid  eeg gamuux². ld gamuurid, gumuuxid, guxuumi.
gamuuxnaan  eeg gamuuxan. ld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux- naansho.
gamuuxnaansho  ld gamuuxnaa.
gan1  1. Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda. 2. Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka. 3. Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasa. gan2  1. Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo. 2. Labada ilig ee sare middood. 3. Bir, qori iwm qoroofan oo wax la sur. gan3  Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld ge. ganaax1  Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis. ganaax2  Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi. ganaaxan  Wax la ganaaxay ahaansh.
ganaaxid  eeg ganaax.
ganaaxnaan  eeg ganaaxan. ld ganaaxnaansh.
ganaaxnaansho  ld ganaaxnaa.
ganac1  (c.nafl.) Xubin dhuuban oo ku taalla caloosha hoosteeda; waxay ka laallaaddaa oo dhacaankeeda ku shubtaa godanta (xiidmaha madaxdooda hore oo caloosha xiga. ganac2  Beec; ii. ganacjaban  Wax raqiis ah ahaansh.
ganacjabnaan  eeg ganacjaban. ld ganacjabnaansh.
ganacjabnaansho  ld ganacjabnaa.
ganacjebi  Badeeco qiimaheeda hoos u dhigi.
ganacjebin  eeg ganacjeb.
ganacsad  ld ganacsash.
ganacsasho  eeg ganacso. ld ganacsad, ganacsi (2.
ganacsato  Dad meheraddooda tahay ganacs.
ganacsi  1. Xirfad ku saleysan is dhaafsi badeeco, lacag iwm. 2. ld ganacsash.
ganacso  Ka g.: ganacsi samey.
ganaf  Gafuu.
page : 31 of 102
<< < 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 > >>

 

Exit mobile version