Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
ganan  1. Wax la tuuray ahaansho. 2. Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld gena.
ganasho  eeg gano. ld genash.
ganato  Dad ku nool ugaars.
gandaal  Harag laga bixiyo weylaha dhinta oo inta si gaar ah loo dhiso lagu godliyo sacii dhala.
gandab  Nafley jirran, si tartiib ah socosh.
gandabi  Nafley jirran tartiib u socodsii.
gandabid  eeg ganda.
gandabin  eeg gandabi. ld gandabi.
gandabis  Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer. ld gandabi.
gandi  ld gend.
gandoob1  ld gantoob. gandoob2  ld gantoob. gandooban  ld gantooba.
gandoobid  ld gantoobi.
gandoobnaan  ld gantoobnaa.
gandoobnaansho  ld gantoobnaa.
gandood1  ld qandoodi. gandood2  ld qandood. gandoodid  ld qandoodi.
gane  Bir, qori, iwm qaroofan oo wax la sur.
gangaamid  eeg gangaan. ld ganguumi.
gangaan  Wax si wacan u dhisid (aqal.
gangeeti  Nooc jaadka ka mid ah oo tuulada Gangeeti ka bax.
ganguuman  Geed iwm wax jirridda laga jaray ahaansh.
ganguumid  eeg ganguu.
ganguumnaan  eeg ganguuman. ld ganguumnaansh.
ganguumnaansho  ld ganguumnaa.
ganguun  Geed iwm jirridda ka jari.
ganid  eeg gan³. ld gamid, ganiin, gemi.
ganjabsan  Neef xoola ah wax jirro ka muuqata ahaansh.
page : 32 of 102
<< < 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 > >>

 

Exit mobile version