Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: caynaano
farsug  Farqoraal sixitaankeeda sugid.
farsug1  Arday in looxa macallinku cashar ugu qoro sugid. farsugid  eeg farsug.
fartoomid  eeg fartoon. ld farmid.
fartoon  Sidii loo baahnaa amar u qaadasho (qof). ld faran¹.
faruur1  Cirir. faruur2  1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed. faruur3  1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dillaacin. faruuran1  Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore). faruuran2  Wax faruur dillaacsan leh ahaansho. faruurid  eeg faruur³.
faruurmid  eeg faruuran¹.
faruurnaan  eeg faruuran². ld faruurnaansho.
faruurnansho  ld faruurnaan.
faruurxir1  1. Xarig yar oo layskula xiro faruurta awrta iyo hoggaanka. 2. ld faruurxirid. faruurxir2  Awr xarig faruur kaga xirid. faruurxiran  Wax faruur laga xirey ahaansho (awr).
faruurxirid  eeg faruurxir². ld faruurxir¹ (2).
faruurxirnaan  eeg faruurxiran. ld faruurxirnaansho.
faruurxirnaansho  ld faruurxirnaan.
farxaan  F. ah: qof farxadi hayso.
farxaanad  Haweeney farxadi hayso.
farxaansan  ld faraxsan.
farxaansanaan  ld faraxsanaan.
farxaansanaansho  ld faraxsanaan.
farxad  ld farax¹.
farxamid  eeg farxan¹.
farxan1  Miro kuwa kale ku darsan noqosho. farxan2  Miro wax kale ku darsan ahaansho. farxanaan  eeg farxan². ld farxanaansho.
page : 33 of 73
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>

 

Exit mobile version