Faruur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cirir.

Faruur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro/-ryo, m.l)

1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.

Faruur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dillaacin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faruur

bah | baho | bakayle | balafbalafsii | burshintuur | burshintuur | dacay | dhafaruur | dhanfaruur | dibin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg