werdiyid eeg werdi².
weref (1) ld waraf¹.
weref (2) ld waraf².
werfid ld warfid.
weri ld wari.
werin ld warin.
weris 1. ld waris. Nooc ka mid ah dhirta. 2. ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha. 3. ld warin.
weriye ld wariye.
wershed ld warshad.
werwer (1) ld walwal¹.
werwer (2) ld walwal².
werweri ld walwali.
werwerid ld warwarid.
werwerin ld walwalin.
werwersan ld walwalsan.
werwersanaan ld walwalsanaan.
werwersanaansho ld walwalsanaan.
wesiif Kalluun aad u yaryar oo u eg sar-diinka.
wesin Goor, waqti.
wey Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.
weyaan ld weeye.
weyd W. ah: nafley caato ah.
weydaar (1) Isdhaaf; gudub. ld weydaarid.
weydaar (2) Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
weydaarasho eeg weydaaro.
weydaari 1. Dhaafi; gudbi. 2. Is w.: is dhaafin.
weydaarid eeg weydaar². ld weydaar¹.
weydaarin weydaari.
weydaaro 1. Wax dhaafid. 2. Wax dabamarid.
weydaarsan Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>