Wey

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.


Harweyn*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

waa marka xoolaha guran ee aan irmaaneyn laguraaan rag kaliya een wadan hoy ama aqal

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wey

aabi | aabiweyrax | aafo | aaho | ba' | oday | baabba' | faa | ka | saabbilaash |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg