Ereyga Maanta: hirqad
haqasho eeg haqo. ld haqad (2).
haqi Cid harraad iyo gaajo ku dilid.
haqin eeg haqi.
haqo Haq u dhimasho.
haquuq (1) ld habuuq¹.
haquuq (2) ld habuuq².
haquuqasho ld habuuqasho.
haquuqid ld habuuqid.
haquuqo ld habuuqso.
har (1) 1. Wax if qabtay hooska uu bixiyo. 2. Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
har (2) 1. (f.g) Digo iwm meel ka xaarid. 2. (f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho. 3. (f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
haraa 1. H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo. 2. Baaqi. ld hardabaa.
haraaci (1) ld hiraaci¹.
haraaci (2) ld hiraaci².
haraacin ld hiraacin.
haraahir (1) ld hiraahir¹.
haraahir (2) ld hiraahir².
haraahirid ld hiraahirid.
haraahirsan ld hiraahirsan.
haraahirsanaan ld hiraahirsanaan.
haraahirsanaansho ld hiraahirsanaan.
haraanhir (1) ld hiraahir¹.
haraanhir (2) ld hiraahir².
haraanhirid ld hiraahirid.
haraanhirsan ld hiraahirsan.
haraanhirsanaan ld hiraahirsanaan.
haraanhirsanaansho ld hiraahir-sanaan.
haraaryo Neef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qooraxdu qabato.
haraaryoo Haraaryo samayn.
haraaryood eeg haraaryoo.
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>