Ereyga Maanta: xug
dhandhemi ld dhadhami.
dhandhemid ld dhadhamid.
dhandhemin ld dhadhamin.
dhandhemis ld dhadhamin.
dhandhemo ld dhadhamo.
dhandhen (1) ld dhadhan¹.
dhandhen (2) ld dhadhan².
dhandhensad ld dhadhansasho.
dhandhensasho ld dhadhansasho.
dhandhensi ld dhadhansasho.
dhandhensii ld dhadhansii.
dhandhensiin ld dhadhansiin.
dhandhenso ld dhadhanso.
dhane ld dhano.
dhaneeq Dh. ah: dhul ciiddiisu dhano leedahay.
dhanfaruur ld dhafaruur.
dhangalaasayn eeg dhangalaasee.
dhangalaasee Cid dharbaaxid.
dhangalaaso Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.
dhaniimid eeg dhaniin². ld dhashiimid.
dhaniin (1) Qoyaan yar oo meel ka dindimaaya. ld dhashiin.
dhaniin (2) Qoyaan yar meel ka dindimid. ld dhashiin².
dhaniinto Meel qoyaan yari ka dindimaayo. ld dhashiinto.
dhanjab Neef xoola ah wax jirro ka muuqata. ld ganjab.
dhanjaf Xanuun madaxa barkiis qabta; goonjab; goonjebshe.
dhankalax (1) ld dhanqalan¹.
dhankalax (2) ld dhanqalan².
dhankalaxid ld dhanqalmid.
dhankuulin Kobta casaanka ah oo derinta darfaheeda lagu tolo.
dhannax D. ah: wax aan tiradoodu badnayn; wax yar. ld dhellah, dhillah, dhinnax, dhinnix.
<< < 374 375 376 377 378 379 380 381 382 383 384 > >>