Ereyga Maanta: gusoore
lugduubideeg lugduub². ld lugduub¹.
lugee Gaadiid la'aan meel socod ku aadid.
lugeyQof lug la'.
lugeyneeg lugee. ld lugeys.
lugeysld lugeyn.
luggeli 1. Arrin aan wax ka qabashadeeda daacad loo ahayn isku dirqiyid. 2. Arrin, hawl iwm carqaladayn.
luggelineeg luggeli. ld luggelis.
luggelis1. L. ah: xoogsade aan si joogto ah u shaqayn ee hadba kol shaqeeya. 2. ld luggelin.
luggo'Meel wax laga doonay ka waayid.
luggo'ideeg luggo'.
luggoo 1. Cid waqti ka lumin. 2. Si kas ah qof marin toosan uga habaabin. 3. Cid ballan been ah siin.
luggooyoHagardaamo iyo dibindaabyo cid loo geysto. ld luggoyn.
luggoyneeg luggoo. ld luggooyo.
lughel La l.: cid socotay raacid.
lughelideeg lughel. ld lughel.
lugkalileyL. ah: rarada aan masaydeedu ciyiga lahayn.
lugkaliyaale L. ah: geed dhud keliya ah oo aan laamo lahayn.
luglahaaneeg lugleh. ld luglahaansho.
luglahaanshold luglahaan.
lugleh Ku l.: saamayn ku leh, la xiriira.
lugqaad1Kor u qaadidda lug kor loo qaado inta la maalayo rida.
lugqaad2 La l.: cid socod la billaabid.
lugqaadideeg lugqaad².
lugtool(bot.) Geed dheer oo toos u baxa oo aan laamo ka farcama lahayn.
lugyaro(daaw.) Cudur ku dhaca lugaha oo lugtii uu ku dhaco ay ka yaraato lugta kale ama ka gaabato.
lukiDigaag.
lukowleCiyaar hal lug lagu tartamo; hangoole.
lul1Wax jilicsan oo dabka la shidayo marka hore lagu huriyo.
lul2 1. Wax ruxid. 2. Wax meel ka soo lalmin.
luladld lulasho.
<< < 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 > >>