luqunjabQoor xanuun, barkin ka dhac.
luqunjablayneeg luqunjablee.
luqunjablee Xoolo dhicis weyn soo ridid.
luqunjebi ld luqunjibbaar².
luqunjebinld luqunjibbaarid.
luqunjebisld luqunjibbaarid.
luqunjibbaar1Legdidda nafley la legdo iyadoo qoorteeda la wareejinaayo.
luqunjibbaar2 Nafley iyadoo luqunteeda la wareejinaayo legdid. ld luqunjebi.
luqunjibbaarideeg luqunjibbaar². ld luqunjebin, luqunjebis.
lur1Dhibaato, shiddo, luggooyo.
lur2 Cid dhibid, shiddayn, luggoyn.
luran1 Wax la luray noqosho.
luran2 Wax la luray ahaansho.
lurideeg lur².
lurmideeg luran¹.
lurnaaneeg luran². ld lurnaansho.
lurnaanshold lurnaan.
luubaanXabag ka baxda geedaha xijiga ah oo udgoon, la shito; mayddi, foox.
luubaandakarXabagta mayddiga.
luud Tabardarro awgeed tartiib u socosho.
luudi1 Kal yar oo bir ah oo lagu tumo geedaha shaaha lagu darsado iyo bunka.
luudi2 Wax tartiib u wadid; si tabar yar u socodsiin (qof).
luudideeg luud.
luudineeg luudi². ld luudis.
luudisld luudin.
luuf ld liif².
luuf1 1. Cad yar oo wax dhammaaday ka soo haray (hilib, rooti). 2. ld liif¹.
luufidld liifid.
luufluuf1Wax ka soo hara wax dhammaaday ama kala jajabay.
luufluuf2 1. Weel iwm dildillaacid. 2. Wax baabi'id.
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 > >>