Luudi
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Kal yar oo bir ah oo lagu tumo geedaha shaaha lagu darsado iyo bunka.
Luudi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax tartiib u wadid; si tabar yar u socodsiin (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luudi ↴
habaqle | hadeec | hadeec | heec | hitiqi | huddan | luudid | luudin |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

