Ereyga Maanta: afxirasho
dilqid eeg diliq².
dimcad (bot.) Quraca dhallinta yar oo ulo jilicsan oo xoog badan iyo mayrax aad u cad oo wanaagsan laga helo. ld dincad.
dimmi Dad masiixi ama yuhuud ah oo dalal muslin ah si nabadeed ugu noolaada.
dimoqaraadi Qof ama dad dimoqaraaddiyad aaminsan ama ku dhaqma. ld dimuqaraaddi.
dimoqraadinnimo Dimoqraaddi ahaansho (qof). ld dimuqraadinnimo.
dimoqraadiyad Nidaam dawli ah oo taliskiisa si madax bannaani ah dadweynuhu u soo doortaan. ld dimuqraadiyad.
dimoqraadiyayn eeg dimoqraadiyee. ld dimoqraadiyayn.
dimoqraadiyee Nidaam dimoqraaddi ka dhigid. ld dimuqraadiyee.
dimuqraadi ld dimoqraadi.
dimuqraadinnimo ld dimoqraadinnimo.
dimuqraadiyad ld dimoqraadiyad.
dimuqraadiyee ld dimoqraadiyee.
dimuqraadiyeyn ld dimoqraadiyeyn.
dinaamiko ld daynaamiko.
dinaas Daran cusbo badan oo geelu aad u jecelyahay.
dincad ld dimcad.
dindimi ld diddimi.
dindimid ld diddimid.
dindimin ld diddimin.
dindimis ld diddimin.
dindin (1) ld diddin¹.
dindin (2) ld diddin².
dindinsad ld diddinsasho.
dindinsasho ld diddinsasho.
dindinsi ld diddinsasho.
dindinso ld diddinso.
dingax Nooc dermooyinka ka mid ah oo cawda mayrada laga sameeyo.
dingiig (1) ld dangiig¹.
dingiig (2) ld dangiig².
dingiigid ld dangiigid.
<< < 453 454 455 456 457 458 459 460 461 462 463 > >>