kabaraadisld kabaraadid.
kabardillaacsashoeeg kabar-dillaacso. ld kabardillaacsi.
kabardillaacsild kabardillaacsasho.
kabardillaacsoDuleelka beejada weynaan.
kabareld kabaro.
kabaro1. Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura. 2. Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
kabarrayNooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.
kabash-kabashSi dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.
kabash-kabashlayneeg khabash-kabashlee. ld kabax-kabaxlayn.
kabash-kabashleeSi dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
kabashoeeg kabo.
kabasiib11. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.
kabasiib2Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug.
kabasiibideeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).
kabatolld kabatole.
kabatole1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.
kabawaar1ld kabawaarid.
kabawaar2Roob da'ayey joogsasho. ld kawaweer².
kabawaariRoob da'aya joojin (Ilaah).
kabawaarideeg kabawaar². ld kabawaar¹, kabawaaris, kawaweer¹, kawaweerid.
kabawaarineeg kabawaari.
kabawaarisld kabawaarid.
kabawaaroJoogsashada roob da'ayaa qayoodo. ld kabawaarid.
kabaxMeel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
kabax-kabaxld kabash-kabash.
kabax-kabaxlaynld kabash-kabash-layn.
kabax-kabaxleeld kabash-kabashlee.
kabaxowNeef xoolo ah oo aad u gaboobay.
kabay1. Kabjad. 2. Qalab nafley jabtay lagu kabo.
kabayneeg kabee.
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>