Ereyga Maanta: dhabataysi
godobsad ld godobsash.
godobsasho eeg godobso. ld godobsad, godobs.
godobsi ld godobsash.
godobso Cid godob ka geli.
godobtir Gabar la siiyo reer dad laga dilay si heshiis uga dhex dhasho; godobree.
gododootamid eeg gododootan². ld godootami.
gododootan (1) ld godootan.
gododootan (2) ld godootan.
godol (1) 1. Caano hal mar candho irmaan ku soo dhaca. 2. ld godli.
godol (2) Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
godootamid eeg godootan.
godootan (1) Ciyaaridda la ciyaaro, ciyaarta godadowg.
godootan (2) Ciyaarta godadowga ciyaari.
godshinni Godka shinnidu ku hoyat.
godwaa Diba.
gofe Nooc ka mid ah gorgorka waawey.
gog (1) Dheegga geela saantiis.
gog (2) 1. Wax is haysta, wax ka jarid. 2. Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godi.
gogan Wax la gogay ahaansh.
gogasho eeg gog.
goggobbeysad ld goggobeysash.
goggobbeysasho ld goggobeysash.
goggobbeysi ld goggobeysash.
goggobbeyso ld goggobeys.
goggobbo ld goggob.
goggobeysad ld goggobaysash.
goggobeysasho eeg goggobeyso. ld gaggabeysad, gaggabeysasho, gaggabeysi, goggobbeys.
goggobeysi ld goggobeysash.
goggobeyso Ciid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beys.
goggobo 1. Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo. 2. Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobb.
<< < 66 67 68 69 70 71 72 73 74 75 76 > >>