hanqar (2) Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.
hanqaraarac ld hanga-raarac.
hanqaran (1) ld hanqaarmid.
hanqaran (2) ld hanqaaran².
hanqarid eeg hanqar².
hanqarmid ld hanqaarmid.
hanraar ld harraan.
hansad Dhul gariir iyo dabayl xooggan oo ka dhasha meel qarax weyn iwm ku dhacay.
hantaaq meel cidla ah oo halis ah.
hantaaqayn eeg hantaaqee. ld hataaqayn, hintaaqayn, nitaaqayn.
hantaaqee 1. Qof hantaarurrayn. 2. Wax dhibaato gaarsiin. ld hataaqee, hintaaqee, nitaaqee.
hantaaqo 1. Turaanturro. 2. Wax lagu turaanturroodo. 3. Dhibaato. ld hataaqo, hintaaqo, nitaaqo.
hantaaqoo Hantaaqo la kulmid. ld hataaqoo, hintaaqoo, nitaaqoo.
hantaaqood eeg hantaaqoo. ld hataaqood, hitaaqood, nitaaqood.
hantaatac (1) Hadal aan milgo lahayn. ld hantatac¹.
hantaatac (2) Hadal aan milgo lahayn sheegid.
hantaaticid eeg hantaatac². ld hantaticid.
hantaaturree Wax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.
hantaaturreyn eeg hantaaturree.
hantaaturro 1. Wax soconaya ama ordaya waxa horay u rida. 2. Dhibaato.
hantaluul Hamuungorayo.
hantaq Meel dhulka ka hoosaysa oo yara godan. ld hataq.
hantatac (1) ld hantaatac¹.
hantatac (2) ld hantaatac².
hantaticid ld hantaaticid.
hanti (1) 1. Wax mood iyo nool ah ee cidi leedahay. 2. Maal badan.
hanti (2) 1. Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho. 2. Wax lahaanshihiisa la wareegid.
hanti-abuur Aruurin hanti ah. ld hanti-abuurid.
hanti-abuurad Aruursashada hanti ah. ld hanti-abuursasho.
hanti-abuurasho ld hanti-abuursad.
<< < 705 706 707 708 709 710 711 712 713 714 715 > >>