dhantaal Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.
dhantaalan (1) Wax la dhantaalay noqosho.
dhantaalan (2) Wax la dhantaalay ahaansho.
dhantaalid eeg dhantaal².
dhantaalmid eeg dhantaalan¹.
dhantaalnaan eeg dhantaalan². ld dhantaalnaansho.
dhantaalnaansho ld dhantaalnaan.
dhanxalag ld dhabxanag.
dhanxanag ld dhabxanag.
dhanxarag ld dhabxanag.
dhanyo Sharaab.
dhaq 1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.
dhaqaaji 1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wax meel fog geyn.
dhaqaajin eeg dhaqaaji.
dhaqaajis ld dhaqaajin.
dhaqaaladdaran Qof aan wax tashiilin ahaansho.
dhaqaaladdarnaan 1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
dhaqaaladdarrayn eeg dhaqaalad- darree.
dhaqaaladdarraysan Wax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.
dhaqaaladdarraysnaan eeg dhaqaa- ladarraysan. ld dhaqaaladdarraysnaan- sho.
dhaqaaladdarraysnaansho ld dhaqaaladdarraysnaan.
dhaqaaladdarree Wax dhaqaaladdarro ku samayn.
dhaqaaladdarri ld dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarro ld dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarroobid eeg dhaqaalad- darrow.
dhaqaaladdarrow Wax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
dhaqaalallawe Qof aan wax tashiilin.
dhaqaalaxumaan 1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.
dhaqaalaxumayn eeg dhaqaala -xumee.
dhaqaalaxumee Cid dhaqaalaxumo ku sameyn.
<< < 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 > >>