Ereyga Maanta: xammis
musuraarid ld musaraarid.
musuraarsan ld musaraarsan.
musuraarsanaan ld musaraarsanaan.
musuraarsanaansho ld musaraarsanaan.
mutacallin Qof waxbarasho meel sare ka gaaray.
mutakafi ld mustagfi.
mutakafinnimo ld mustagfinnimo.
muteysasho eeg muteyso.
muteysii Qof dhibaato badan badid.
muteysiin eeg muteysii.
muteyso Qof wax istaahilid.
mutixid ld mutuxid.
mutumaad Cad gaar ah oo halgamaha laga siiyo neef hilibkiisa loo diyaariyay waliimo.
mutuutax (1) ld mataatixid.
mutuutax (2) ld mataatax².
mutuutaxsan ld mataataxsan.
mutuutaxsanaan ld mataataxsanaan.
mutuutaxsanaansho ld mataataxsanaan.
mutuutixi ld mataatixi.
mutuutixid ld mataatixid.
mutuutixin ld mataatixin.
mutux (1) 1. M. ah: qof qaawan. 2. M. ah: qof keli ah oo aan cidi wehelin. 3. M. ah: hadal aan asluub iyo xishood lahayn. ld matax¹.
mutux (2) Is m.: hadal aan asluub iyo xishood lahayn ku hadlid; is-giriirixin. ld matax².
mutuxan 1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaawan ahaansho. ld mataxan.
mutuxid eeg mutux². ld matixid, mutixid.
mutuxnaan eeg mutuxan. ld mataxnaan, mataxnaansho, mutuxnaansho.
mutuxnaansho ld mutuxnaan.
mutuxnow 1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho. 3. Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.
muud (1) ld muudid.
muud (2) (baay.) Dareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
<< < 1105 1106 1107 1108 1109 1110 1111 1112 1113 1114 1115 > >>