Muud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld muudid.

Muud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-do, m.dh)

(baay.) Dareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.

Muud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid. 2. Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid. 3. U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muud

bakhayl | cammuud | dhabcaal | dhunkuluulux | dhunkuluulux | gacan-adag | hammuude | hammuudo | hamuudo | hormuud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg