niibow (2) Wax sibxanaya oo aan gacantu qabaneyn noqosho.
niiko Ciyaar meelo badan oo calamka ah laga dheelo taas oo uu qofka ciyaarayo dhexda luxo.
niil Feeraha geel saddexda ugu dambaysa oo xiga lugta dambe; mayraq.
niinf (c.nafl.) Heer ay maraan xasharaadka qaarkood intaayan weynaan sida: kaboyaaga marka ukunta ka soo baxaan niinfigu waxay u egyihiin kuwa waaweyn; waxay kaga duwan yihiin oo keliya: a) way ka yaryaryihiin; b) baalal uma soo wada bixin; c) mana baaluqin.
niis Ciid jilicsan oo aan boor lahayn oo togaggu keenaan.
niishaab (1) ld nishaab¹.
niishaab (2) ld nishaab².
niishaaban (1) ld nishaaban¹.
niishaaban (2) ld nishabaan².
niishaabid ld nishaabid.
niishaabmid ld nishaabmid.
niishaabnaan ld nishaabnaan.
niishaabnaansho ld nishaabnaan.
niishaabtamid ld nishaabtamid.
niishaabtan (1) ld nishaabtamid.
niishaabtan (2) ld nishaabtan².
nijaar ld najaar.
nijaarnimo ld najaarnimo.
nijaas (1) ld najaas¹.
nijaas (2) 1. (dii.) ld najaas². 2. Wax aan daahir ahayn. 3. Wax daahirnimada buriya.
nijaasaysan Wax nijaaso ka ba'day ahaansho. ld najaasaysan.
nijaasaysnaan eeg nijaasaysan. ld najaasaysnaan, najaasaysnaansho, nijaasaysnaansho.
nijaasaysnaansho ld nijaasaysnaan.
nijaasee ld najaasee.
nijaaseyn ld najaaseyn.
nijaasnimo ld najaasnimo.
nijaaso ld najaaso.
nijaasoobid ld najaasobid.
nijaasow ld najaasow.
nikaax (1) Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya.
<< < 1133 1134 1135 1136 1137 1138 1139 1140 1141 1142 1143 > >>