Ereyga Maanta: galabdheer
qumman (1) Jawaan weyn.
qumman (2) (c.nafl.) Cuf ah nudo limfaysan, oo qaar badan oo ka mid ahi ay ku yaallaan lafdhabarleyda sare, afka iyo cunaha xaggiisa dambe.
qumman (3) Q. ah: haweeney da'ah oo ganacsi yar sameysa.
qumman (4) Qof aan qaldanayn ahaansho.
qummanaan eeg qumman4. ld qummanaansho.
qummanaansho ld qummanaan.
qummud Sarar geel ama lo'aad oo loo dubay in la cuno. ld qommod.
qummudsad ld qommodsasho.
qummudsasho ld qommodsasho.
qummudsi ld qommodsasho.
qummudso ld qommodso.
qun (1) 1. Labada qanjir oo kulkulucsan oo afka salkiisa labada dhinac kaga yaal middood. 2. Xanuun qanjirrada afka salkiisa ku yaal ku dhaca; majin; majinow; xoqato. 3. Duleelka yar ee wax laga arko ee diiradda. 4. Si toos ah oo aan laalaabasho lahayn.
qun (2) 1. Nafley meel ka tegid. 2. Arrin iwm si wanaagsan u fulid.
qunbe ld qumbe.
qunde 1. Hilib weyd ah oo la engejiyey. 2. ld qudde.
qundhac Qorrax.
qundhacaysad ld qundhacaysasho.
qundhacaysasho eeg qundhacayso. ld qundhacaysad, qundhacaysi.
qundhacaysi ld qundhacaysasho.
qundhacayso Kulka qorraxda isku diirin.
qundhaco Kulka qorraxda. ld qundhoco.
qundho Nooc cawska ka mid ah oo ka baxa meelaha biya fariisinka ah.
qundhoco ld qundhaco.
qunful (1) ld qafil¹; ld qafilid.
qunful (2) ld qafil².
qunfulan ld qafilan.
qunfulasho ld qafilasho.
qunfulid ld qafilid.
qunfulnaan ld qafilnaan.
qunfulnaansho ld qafilnaan.
<< < 1230 1231 1232 1233 1234 1235 1236 1237 1238 1239 1240 > >>