Ereyga Maanta: haltoddobaadyo
radin eeg radi².
radqan ld raqdan.
radqanaan ld raqdanaan.
radqanaansho ld raqdanaan.
radqid ld raqdid.
radsan Badar, maro iwm wax biyo lala dhigay ahaansho.
radsanaan eeg radsan. ld radsa-naansho.
radsanaansho ld radsanaan.
rafaad (1) Dhib badan oo nafleydu kala kulanto nolosheeda.
rafaad (2) Nafley, dhib badan la kulmid.
rafaadi Nafley rafaad badid.
rafaadid eeg rafaad².
rafaadin eeg rafaadi.
rafaadsan Nalfey rafaad hayo ahaansho.
rafaadsanaan eeg rafaadsan. ld ra-faasanaansho.
rafaadsanaansho ld rafaadsanaan.
rafaaji Cajiin, dhoobo iwm oo qoyan gacan ku qasid. ld rafaaq², rifaaq².
rafaajin eeg rafaaji. ld rafaaq¹, rafaaqid, rifaaqid.
rafaaq (1) Qasidda bur, ciid iwm hoore qooya faraha lagula qaso. ld rafaajin.
rafaaq (2) ld rafaaji.
rafaaqid ld rafaajin.
rafaasad Qalab ka kooban carrabbo xalxalleefsan oo si gaar ah isugu rakiban, wareega oo maraakiibta iyo dayaaradaha dhaqaajiya.
rafac Hawl socotay joojin.
rafacan Hawl socotay wax la joojiyey ahaansho.
rafacasho eeg rafaco.
rafacid eeg rafac.
rafacnaan eeg rafacan. ld rafac-naansho.
rafacnaansho ld rafacnaan.
rafaco Qalab iwm urursasho.
rafad ld rafasho.
<< < 1249 1250 1251 1252 1253 1254 1255 1256 1257 1258 1259 > >>