Ereyga Maanta: maneysi
jaamacadXarun waxbarasho oo cilmi sare laga barto una qaybsan kulliyado.
jaamayneeg jaamee.
jaamee1. (f.g) Kab cid la dhicid. 2. (f.mg) Iyadoo cagaha iyo sacabbada laga shanqarinayo ciyaar dheelid. 3. (f.g) Jaamo ka dhigid: cad cad ka dhigid.
jaamiciQof ay u dhammaatay waxbarasho jaamacadeed.
jaamojoog(c.nafl.) Shimbir midabbo badan, lugo dhaadheer iyo luqun dheer leh oo durdurrada iyo biyo-fariisiyada ku nool.
jaamuus1. Lo' gisi. 2. Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan oo marka lagu socdo dhawaaqa.
jaanUun rooxaan ah oo aan aadamuhu arki karin; jinni.
jaan11. Caano geel oo aad u dhanaan. 2. Biyo kharaar oo dhano ah. 3. Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.
jaan21. Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed. 2. Meel bannaan. 3. Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
jaandheerCiyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.
jaangeriKabaha laga sameeyo maqaarka geriga.
jaango'anKu j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho.
jaango'naanld jaango'naansho.
jaango'naanshoeeg jaangoo. ld jaango'naan.
jaangoo1. (f.g) Wax qorshaysan samayn. 2. (f.mg) Ku j.: wax, wax kale ka simid. 3. (f.g) Kabo jaan u samayn.
jaangooyo1. Qorshe habaysan oo la raaci karo. 2. ld jaangooyn.
jaangoyneeg jaangoo. ld jaangooyo (2).
jaanguurWax dabar go'id.
jaanguuriWax dabar goyn.
jaanguurideeg jaanguur.
jaanguurineeg jaanguuri. ld jaanguuris.
jaanguurisld jaanguurin.
jaanqaad11. Qaadidda tallaabada shanqarta ka yeerta (qof kabo qaba). 2. Saanqaad; socod. 3. ld jaanqaadid.
jaanqaad21. Qaadista tallaabada, shanqar ka yeersiin (qof kabo qaba). 2. Saanqaadid; socosho.
jaanqaadideeg jaanqaad². ld jaanqaad¹ (3).
jaanrogCararid.
jaanrogideeg jaanrog.
jaansaar1Saaridda kabo duug ah la saaro jaan cusub.
jaansaar2Kabo duugoobay sar cusub saarid.
jaansaaranKabo jaan cusub la saaray ahaansho.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>