Ereyga Maanta: gawaani
qaaddanaaneeg qaaddan. ld qaaddanaansho.
qaaddanaanshold qaaddanaan.
qaaddild qaalli.
qaaddicideeg qaaddac.
qaaddiroCaajis, daal iyo hurdo la'aan ka yimaada cunidda qaadka.
qaaddo1. Fandhaal macdan ka samaysan; malgacad. 2. Bir yar oo wareegsan ama afar gees ah oo badanaa dhexda carrab yar oo af dhuuban ku leh oo suumanka iwm inta madaxa lagaga xiro, dacalka kale daldaloolladiisa la suro oo lagu qabto. 3. eeg qaa'id.
qaadideeg qaad². ld qaad¹ (4), qaadis.
qaadisld qaadid.
qaado1. Wax meel yiil meel kale geysasho. 2. Wax milkintooda la wareegid. 3. Talo, fikrad, dawo iwm ku dhaqmid. 4. U q.: wax si gaar ah u aqoonsasho, u malayn. 5. Naag guursasho. 6. U q.: wax,wax kale ku gudasho.
qaadqaad1Tuug aan weynayn.
qaadqaad2Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
qaadqaadideeg qaadqaad.
qaadqamaxQof qaadka aad u cuna.
qaadsii1. Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo. 2. Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin. 3. Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.
qaadsiineeg qaadsii. ld qaadsiis.
qaadsiisld qaadsiin.
qaadwaleQof ka ganacsada qaadka.
qaafXarafka kow iyo labaatanaad oo alifka carbeedka magaciisa. ld qa'.
qaafeeld qaafi.
qaafeynld qaafin.
qaafi1. Is macnayn. 2. Qof aan dhegeysanin iska yeelid. ld qaafee.
qaafil1. Q. ah: qof aan si sahlan wax lagu dhacsiin karin. 2. Xog ogaal la'aan. 3. Qof maskaxdiisu meqantahay, maahsan.
qaafiloAwr badan oo safar ah.
qaafiriBaaquli.
qaafiyadld qaafiyo.
qaafiyoXarafka ay ku socoto maansada. ld qaafiyad.
qaafo1. Waayeelka taliya. 2. Xoolaha intooda waaweyn oo ay ishu qabato uguna waxtar badan. 3. Naag sharafta haween leedahay u dhan tahay.
qaajabbeel1Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.
qaajabbeel2Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².
qaajabbeelidld gaajabbeelid.
<< < 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>