Ereyga Maanta: xiltirid
carafududaansho ld carafududaan.
carar (1) 1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.
carar (2) Orod baqdin ku jirto ordid.
cararayn eeg cararee. ld cararin.
cararaysan Weel wax la carariyey ahaansho.
cararaysnaan eeg cararaysan. ld cararaysnaansho.
cararaysnaansho ld cararaysnaan.
cararee Weel asal marin.
carareysad ld cararsasho.
carareysasho ld cararsasho.
carareysi ld cararsasho.
carareyso ld cararso.
carari ld cararee.
cararid eeg carar². ld carar¹ (1).
cararin ld cararayn.
cararsad ld cararsasho.
cararsasho eeg cararso. ld carareysad, carareysasho, carareysi, cacarsad, car.
cararsi ld cararsasho.
cararso Weel carar marsasho. ld carareyso.
carasho eeg caro². ld carad.
caratir (1) Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
caratir (2) Cid caro ka bi'in.
caratirid eeg caratir².
caraw Midab cawl ah.
carayn eeg caree.
caraysan U c.: wax caro haysa ahaansho.
caraysii 1. Is c.: is daalin. 2. Ka c.: cid caro ku abuurid.
caraysiin eeg caraysii.
caraysnaan eeg caraysan. ld caraysnaansho.
caraysnaansho ld caraysnaan.
<< < 217 218 219 220 221 222 223 224 225 226 227 > >>