Ereyga Maanta: ebyan
cawimid ld caawinid.
cawimo ld caawino.
cawin (1) ld caawiyid.
cawin (2) ld caawin².
cawinaad ld caawino.
cawinid ld caawinid.
cawino ld caawino.
cawir (1) ld cawar¹.
cawir (2) ld cawar².
cawiraad ld cawarid.
cawiran (1) ld cawaran¹.
cawiran (2) ld cawaran².
cawirid ld cawarid.
cawirmid ld cawarmid.
cawirnaan ld cawarnaan.
cawirnaansho ld cawarnaan.
cawiroobid ld cawaroobid.
cawirow ld cawarow.
cawis ld caawiyid.
cawiyid ld caawiyid.
cawl (1) 1. Midab casaan xigeen ah. 2. Cawsha keeda lab.
cawl (2) 1. Ugaarta waaweyn jaad ka mid ah, leh midab casaan xigeen ah, geesa dhaadheer iyo daba gaaban oo bogga ka cad; cawlo. 2. Cawl dhaddig ah.
cawlan Wax midab cawl ah leh ahaansho. ld cawllan.
cawlawareershe ld cawlwareershe.
cawlikudhal ld cawlikudhashay.
cawlikudhashay 1. Xilli bartamaha guga ah oo roob badan da'o. 2. Roob badan oo xilliga gu'ga bartamihiisa da'a. ld cawlikudhal.
cawllan ld cawlan.
cawllanaan ld cawlnaan.
cawllanaansho ld cawlnaan.
cawlnaan eeg cawlan. ld cawllanaan, cawllanaansho, cawlnaansho.
<< < 233 234 235 236 237 238 239 240 241 242 243 > >>