Ereyga Maanta: gawaani
dadaal21. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2. Si dhaqso leh hawl u qabasho. ld dedaal².
dadaalideeg dadaal². ld dedaalid.
dadab11. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
dadab21. Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya. 2. Rarada la saaro aqalka miyiga.
dadab3Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
dadabdhig1ld dadabgal¹.
dadabdhig2ld dadabgal².
dadabdhigidld dadabgelid.
dadabgal11. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.
dadabgal2U d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig².
dadabgelideeg dadabgal². ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).
dadabhambaarld dadabxambaar¹.
dadabsadld dadabsasho.
dadabsashoeeg dadabso. ld dadabsad, dadabsi.
dadabsild dadabsasho.
dadabso1. (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid. 2. (f.g) Cid gardarro ku sameyn. 3. (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.
dadabxambaar1Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.
dadabxambaar2Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarid.
dadabxambaarashold dadabxam- baarsasho.
dadabxambaarideeg dadabxambaar².
dadabxambaarold dadabxambaarso.
dadabxambaarsashoeeg dadab- xambaarso. ld dadabxambaarasho.
dadabxambaarsoIlmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.
dadan1ld dedan¹.
dadan2ld dedan².
dadan3ld dedan³.
dadbanWax la dadbay ahaansho.
dadbanaaneeg dadban. ld dadbanaansho.
dadbanaanshold dadbanaan.
dadbideeg dadab³. ld dadab¹ (4).
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>