Ereyga Maanta: dabree
tiflee eeg tifiq².
tifleyn ld tifqid.
tifnaan eeg tifan. ld tifnaansho.
tifnaansho ld tifnaan.
tifqaamid ld tifqid.
tifqaan ld tifiq².
tifqid eeg tifiq². ld tifiqlayn, tifleyn, tifqaamid.
tifrimid eeg tifrin.
tifrin Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo).
tiftif Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
tiftifsii Hoore dhibic-dhibic u sii deyn.
tiftifsiin eeg tiftifsii.
tig 1. Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban. 2. (-go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
tigaad Meel doogatay oo naq badani ka baxay.
tigaysasho eeg tigayso.
tigayso Hal lug ku boodid.
tigid Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
tigin Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.
tiglawilig Cayaar carruurtu dheesho oo inta lug kaliya ku istaagaan wareega ca-deeyaan.
tigtig (1) ld tigtigid.
tigtig (2) Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.
tigtigan Weel wax la tigtigay ahaansho.
tigtigasho eeg tigtigo.
tigtigid eeg tigtig². ld tigtig¹.
tigtignaan eeg tigtigan. ld tigtig-naansho.
tigtignaansho ld tigtignaan.
tigtigo Weel iwm xarig ku dhuujin.
tii (1) kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
tii (2) Qodobka 'ta'oo noqda 'tii'kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
tii (3) ld tiisa².
<< < 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 > >>