Ereyga Maanta: goldooxid
dhammaati Xarig saddex dhudood ah oo wax lagu rarto.
dhammayn eeg dhammee. ld dhammays.
dhammays 1. Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay. 2. Dh. ah: qof laxaad weyn. 3. ld dhammayn.
dhammaysan Wax ebyan ahaansho.
dhammaysasho eeg dhammayso.
dhammaysnaan eeg dhammaysan. ld dhammaysnaansho.
dhammaysnaansho ld dhammays- naan.
dhammaysnimo Dhammays ahaansho (nafley).
dhammayso 1. Cunto, cabbitaan iwm laysasho. 2. Dan ebyasho.
dhammaystir (1) 1. Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid.
dhammaystir (2) Wax qabyo ah ebyid.
dhammaystiran Wax la ebyey ahaansho.
dhammaystirid eeg dhammaystir².
dhammaystirnaan eeg dhammaystiran. ld dhammaystirnaansho.
dhammaystirnaansho ld dham- maystirnaan.
dhamme Sarkaal saddex xiddigood leh; kabtan.
dhammee 1. Wax ebyid. 2. Cunto, cabbitaan iwm laasad. 3. Wax xasuuqid.
dhammow 1. Wax tiradoodu dhantahay noqosho. 2. Wax aan wax ka harin noqosho.
dhamoog (1) ld dhamaajo.
dhamoog (2) ld dhamooq².
dhamoogid ld dhamooqid.
dhamoojee ld dhamaajee.
dhamoojeyn ld dhamaajeyn.
dhamoojo ld dhamaajo.
dhamooq (1) ld dhamaajo.
dhamooq (2) Subag, dhammaajo, dhiiqo iwm wax ku dhoobid. ld dhamoog².
dhamooqee ld dhamaajee.
dhamooqeyn ld dhamaajeyn.
dhamooqid eeg dhamooq². ld dhamoogid.
dhan (1) 1. Dhinac, gees. 2. Erey lagu isticmaalo ereyada lammane ah oo cabbidda micneeya. Tus. “Caana dh.”.
<< < 372 373 374 375 376 377 378 379 380 381 382 > >>