Ereyga Maanta: dhabataysi
khalkhalgeli  ld khalkhali (1).
khalkhalgelin  ld khalkhalin.
khalkhalgelis  ld khalkhalin.
khalkhali  ld 1. ld. khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.². Aala.
khalkhalid  eeg khalkhal².
khalkhalin  eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.
khalkhalsan  1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.
khalkhalsanaan  eeg khalkhalsan. ld khalkhalsanaansho.
khalkhalsanaansho  ld khalkhal-sanaan.
khalqi  u Uun badan.
khalqid  eeg khalaq.
khalwo  ld khilaawo.
khamaar1  Cayaaro lacag lagu kala helo. ld khammaar¹. khamaar2  1. Khamaar ciyaarid. 2. Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar². khamaarid  eeg khamaar². ld kham-maarid.
khamaas1  Kh. ah: bil labaatan iyo sagaal ku dhammaata; toomman. khamaas2  Toomman noqosho (bil). khamaasid  eeg khamaas².
khamiir1  1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo. khamiir2  Badar cajiiman khamiir noqosho. khamiiri  Khamiir ka dhigid.
khamiirid1  eeg khamiir². khamiirid2  (baay.) Isbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan waxyaabo nool (sida: yiist, baktiiriya, iwm). Falkaasna waxa keena insaymo. Waa dariiqada lagu diyaariyo alkoollada (sida: itanool). Marka insaymka loo yaqaan siyaameys uu la falgalo sonkoraha (sakaraydhada) ku jira istaarijka. khamiirin  eeg khamiiri.
khamiis1  Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis. khamiis2  Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa. khammaar1  ld khamaar¹. khammaar2  ld khamaar². khammaarid  ld khamaarid.
khamraawi  Xargaha shiraaca haya midkood.
page : 42 of 73
<< < 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 > >>