garoor1 1. Caano lo'aad ama ari fadhi ah oo aan subag laga saarin. 2. Cii. garoor2 Fadhi aan subag laga saarin noqosho (caano lo'aad ama ari. garoori Garoor ka dhigi.
garoorid eeg garoor.
garoorin eeg garoori. ld garooris.
garooris1 ld garoori. garooris2 ld garoori. garoorshe Geedgaab laanlaan u baxa, qodxo yaryar oo miro lacuno leh oo macaa.
garow1 1. Badar aan aad u bislaan. 2. Shaah caddays ku yar yahay. 3. Miro aan aad u bislaa. garowbudaale ld garowbutaal.
garowbutaale Maseggo la kariyey iyadoo goborta laga riday. ld garowbudaal.
garowkari Hilib, masaggo iwm biyo ku kari.
garowkarin eeg garowkari. ld garowkari.
garowkaris ld garowkari.
garowsad ld garowsash.
garowsasho eeg garowso. ld garowsad, garows.
garowshiinyo Oggolaanta wax gar ah la oggolaad.
garowsho ld garash.
garowsi ld garowsash.
garowso Wax inuu daw yahay aqoonsash.
garqaad1 ld garqaadi. garqaad2 1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi. garqaadad ld garqaadash.
garqaadasho eeg garqaado. ld garqaada.
garqaadid eeg garqaad². ld garqaad.
garqaado Cid, gef ay gashay aqoonsash.
garqayb U xaqsooridda, laba qof ama ka badan oo wax isku haya loo xaqsoor.
garqaybi U g.: laba qof ama ka badan oo wax isku haya u garniqi.
garqaybin eeg garqaybi. ld garqaybi.
garqaybis ld garqaybi.
page : 44 of 102
<< < 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 > >>