Ereyga Maanta: caynaano
garraaddo  1. Murug; qas. 2. Xiri.
garraaddow  1. Murgidda. 2. Adkaan- shad.
garraar  1. Guntinta isu haysa labada dacal ee sare ee guntiino iwm. 2. Dagta laga xirto guntiino iwm. ld garxi.
garraarad  ld garraarash.
garraarasho  eeg garraaro. ld garraara.
garraari  U g.: cid garraar u xirid (haween.
garraarin  eeg garraari. ld garraari.
garraaris  ld garraari.
garraaro  Garraar xirash.
garraarsad  ld garraarsash.
garraarsasho  eeg garraarso. ld garraarsad, garraars.
garraarsi  ld garraarsash.
garraarso  Garraar xirash.
garraarxir  Isku xiridda labada dacal oo garraarka. ld garraarixi.
garraarxirid  ld garraarxi.
garraaw  gahay.
garramid  eeg garran². ld garran¹ (2.
garran1  1. Dood loogu xaqsooray laba dhinac oo arrin isku haaya. 2. ld garrami. garran2  Garsheegash. garransii  Laba qof ama ka badan oo wax isku haya wada hadalsii.
garransiin  eeg garransi.
garraw1  1. Nooc cawska xooluhu daaqaan ka mid ah. 2. Gebi leh cusbo xooluhu ka leefaan. ld garro. garraw2  U g.: qof wax sameeyey, arrinta ama sababta ku jiidey, inaan laga fursan karin oo ay garti ahayd aqoonsasho, u qiri. garre  Nooc kalluunka ka mid ah oo badda ku noo.
garri  1. Dhagxan yaryar oo wax lagu dhiso; quruurux; jaay. 2. Turumb.
garriin  Raadka ay cabbidda iyo cuntada qaarkeed afka ku reebaan. ld karrii.
garrow  ld garraw.
garruud  1. G. ah: awr xooggan oo rarooyo ah. 2. G. ah: qoryo adadag oo waaweyn. 3. Rag duqow ah oo garta qaada; madax; qaaf.
garruuman  1. Wax timihii laga xiiray ahaansho (qof). 2. Wax baarka sare laga jaray ahaansh.
garruumasho  eeg garruumo.
page : 45 of 102
<< < 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 > >>