garwaaqsad ld garwaaqsash.
garwaaqsan Wax, dhibaato, arrin, iwm in ay jiraan xusuusan ahaansh.
garwaaqsanaan eeg garwaaqsan. ld garwaaqsanaansh.
garwaaqsanaansho ld garwaaqsanaa.
garwaaqsasho eeg garwaaqso. ld garwaaqsad, garwaaqs.
garwaaqsi ld garwaaqsash.
garwaaqsii Cid in ay wax garwaaqsato gayeysii.
garwaaqsiin eeg garwaaqsi.
garwaaqso Arrin, dhibaato, iwm in ay dhaceen xusuusnaa.
garwaax Jeex harag ah, megdeysan, dacallada farqo ku leh la garwaaxeedsado oo dhallinyaradu ku shirtagaa.
garwaaxaysad ld garwaaxeedsash.
garwaaxaysasho ld garwaaxeedsash.
garwaaxaysi ld garwaaxeedsash.
garwaaxayso ld garwaaxeeds.
garwaaxeed Qaab maro, harag, iwm oo la dhuubay oo si gudub ah loogu xiro sararta hal gacan iyo degta gacanta kal.
garwaaxeedsad ld garwaaxeedsash.
garwaaxeedsasho eeg garwaaxeedso. ld garwaaxaysad, garwaaxaysasho, garwaaxaysi, garwaax.
garwaaxeedsi ld garwaaxeedsash.
garwaaxeedso 1. Maro, harag oo la dhuubay si gudub ah sararta hal gacan iyo degta gacanta kale. 2. Qof fadhiya, jilbaha iyo dhabarka maro isagu xirasho. ld garwaaxayso, garwaaxiids.
garwaaxiidsad ld garwaaxeedsash.
garwaaxiidsasho ld garwaaxiids.
garwaaxiidso ld garwaaxeeds.
garwadneed (c.nafl) Dhuun dhiigga ugu weyn ee laga helo lafdhabarleyda sare, kaas oo ka qaada dhiigga ogsajiinta leh wadnaha dhinaca caloolyarada bidi.
garwate Qof, cid dacwo u qaba; muddaci, eedeey.
garweyn Qalab bir ah oo af fiiqan iyo af ballaaran leh oo dhexda daab qori ah ku leh oo dhulka lagu qod.
garxiir1 Nin weyn oo aan gar lahay. garxiir2 Bir yar oo garka lagu xiirt. garxir ld garraa.
garxirasho eeg garxir.
garxiro Guntiino iwm dacalladeeda sare ee degta ku beegan isku xiri.
page : 47 of 102
<< < 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 > >>