gedood1 ld gadood. gedood2 ld gadood. gedoodid ld gadoodi.
gedoodsan ld gadoodsa.
gedoodsanaan ld gadoodsanaa.
gedoodsanaansho ld gadoodsanaa.
gedow ld gado.
gee 1. (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin. 2. (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku dari.
geed Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsa.
geed-abaareed Dhirta inteeda had iyo jeer cagaarka a.
geed-abow Durbaan. ld geed-awo.
geed-adari Dhir cuntada lagu daro si ay udgoon ama kulayl u siis.
geed-adayg 1. Geed jirrid adag leh oo ayan birtu sahal u karin; geedlab. 2. G. ah: qof dhibaatada u adkayst.
geed-awow ld geed-abo.
geed-dhallaan Geed dhirta la baaseysto ka mid ah oo caruurta lagu daaweeyo, lana aaminsanyahay in la gooyo cawaweerk.
geed-hindi Geed dheer, xididdo dhaadheer, hoos weyn oo aan xooluhu daaqin; mirimir.
geed-hoosaad Geedaha intooda aan bixidda dheere yeela.
geed-lab Geed-aday.
geed-qaaqle Dhirta inteeda sunta le.
geedaggable Cayayaan duula, qolof adag, oo cuna qoryaha iyo alwaaxd.
geedaggoo 1. Wax sixrid. 2. Laamo u jarid, si ay u daaqaan caleenta ku taal (xoolo.
geedaggoosasho eeg geedaggooso. ld geedaggoos.
geedaggoosi ld geedaggoosash.
geedaggooso 1. Sixir ama faal wax dheefsi awgeed u samayn. 2. U g.: xoolo, laamo caleen leh u jarash.
geedaggooyn eeg geedaggoyn. ld geedaggoy.
geedaggooyo Aqoonta loo leeyahay sida geedaha wax loogu sixro ama loogu daweey.
geedaggoys 1. Qof yaqaan sida geedaha la isugu daweeyo ama la isugu sixro. 2. ld geedaggoy.
geedakaris 1. Aqoonta isku daridda iyo diyaarinta geedaha laysku daweeyo. 2. Qof yaqaan geedekarisk.
geedamaal Dhirta faleenka, shalabowga, waabaayada leh dadka ka shaqaysta. ld geedmaa.
geedaqor Xallfato. ld geedqor, geedqori.
page : 54 of 102
<< < 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 > >>