dayaafadinld diyaafadin.
dayaamideeg dayaan². ld daryaamid, diryaamid, diyaamid.
dayaan11. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid. 2. Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan¹, diryaan¹, diyaan¹.
dayaan2Noqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog ay soo celisay, oo ka laciifsan jabaqdii asalka ahayd. Faraqa waqtiga ee ayoonka iyo jabaqda asalka ah, waxa ay muujisaa fogaanta gebiga ama buurta iwm.
dayaan3Durbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan², diryaan², diyaan².
dayaaradld dayuurad.
dayac1Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.
dayac2Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².
dayacanWax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
dayacideeg dayac². ld daayacid.
dayacnaaneeg dayacsan. ld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa- naansho.
dayacnaanshold dayacnaan.
dayacsanld dayacan.
dayacsanaanld dayacnaan.
dayacsanaanshold dayacnaan.
dayactir11. Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen. 2. Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
dayactir21. Guri, qalab iwm wax ka xummaday dib u hagaajin. 2. Wax darxumo iyo baylah ka ilaalin.
dayactiranWax la dayactiray ahaansho.
dayactirideeg dayactir².
dayactirnaaneeg dayactiran. ld dayactirnaansho.
dayactirnaanshold dayactirnaan.
dayashoeeg dayo².
dayax1. Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega. 2. Caddo.
dayaxgacmeed1Saaruukh.
dayaxgacmeed2(c.fal.) Dhinaca xiddigiska, waa shay yar oo ku meeraysta meere korkiisa; dayaxu, tusaale ahaan, waa d.ka dhulka.
dayaxmadoobaad1Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.
dayaxmadoobaad2(c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.
daydoRoob da'a xilliga guga ah.
dayeysanWax dayoobay ahaansho.
dayeysiiNafley jahawareerin.
<< < 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 68 > >>