Dayax
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Ife samada sare ku sugan, qooraxda iftiin ka qaata, habeenno dhulka ifiya oo bishii hal mar dhulka ku wareega. 2. Caddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dayax ↴
kaalandar | maalin dayaxeed | taaj-belel | afariyotobnaad | arrafo | bah | bah-cadceed | bax | bil | bildayaxeed |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

