Ereyga Maanta: raquus
dayrsashoeeg dayrso. ld dayrsad, dayrsi.
dayrsild dayrsasho.
dayrsimo1. Qof dayrsan ahaansho. 2. Roob xilliga dayrta horteeda da'a.
dayrsoWax la haysto si aan wax looga bixin ka beensheegid.
dayuuradGaadiid hawada mara, rakaabka iyo xamuulka qaada, jaad ka mid ahna lagu dagaallamo. ld dayaarad, diyaarad.
dayuusQof aan damiir iyo akhlaaq lahayn oo aan ka xishoon in uu walaashiis ama xaaskiisa uu rag kale u geeyo.
debld dab¹.
debac1ld debcid.
debac2ld debec².
debacsamidld debecsamid.
debacsan1ld debecsan¹.
debacsan2ld debecsan².
debacsanaanld debecsanaan.
debacsanaanshold debecsanaan.
debacsanowld debecsanow.
debbir1. Wax si wanaagsan u xallin. 2. Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.
debbiraadHab khayaano ku jirto oo arrin iwm loo xalliyo.
debbirideeg debbir.
debciWax giigsan sida xarig iwm. giigsanaanta ka bi'in. ld dabci².
debcideeg debec². ld dabac¹, dabcid, debac¹, debec¹.
debcineeg debci. ld dabcin.
debdemisld dabdamis.
debec1ld debcid.
debec21. Xarig, guntin iwm wax giigsanaantii ka ba'day noqosho. 2. U d.: wax u dhega nuglaan. ld dabac², debac².
debecla'aan1. Debciddarro. 2. (fk) Si isdabaraac u ah.
debecsamideeg debecsan¹. ld dabacsamid, debacsamid.
debecsan1Xarig, guntin iwm oo giigsanaan wax debcay noqosho. ld dabacsan¹, debacsan¹.
debecsan2Xarig, guntin iwm oo giigsanaa wax debcay ahaansho. ld dabacsan², debacsan².
debecsanaaneeg debecsan. ld dabacsanaan, dabacsanaansho, debacsa- naan, debacsan
debecsanaanshoeeg debecsanow. ld debecsanaan.
<< < 60 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 > >>