Ereyga Maanta: iimee
ciifo Uurkutaallo. ld ciil¹.
ciiji ld ceeji.
ciijin (1) ld ceejin.
ciijin (2) (baay.) Dariiqadda saxarro bannaanka ka yimid oo jidhka weeraraya ama qayb yaryar oo cunto ah lagu soo dabo ee ay burburiyaan qaar ka mid ah unugyada xayawaanku.
ciijiye-weyne (baay.) Unug ballaadhan oo ciijiye ah, oo caadi ahaan laga helo nudaha soo saara unugyada dhiigga.
ciil (1) Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn. ld ciifo.
ciil (2) Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
ciilbax Qof, wax ciil ka bi'iya samayn.
ciilbeel (1) ld ciilbeelid.
ciilbeel (2) Ka c.: cid ciil loo qabay ka aarsasho.
ciilbeelid eeg ciilbeel. ld ciilbeel¹.
ciilbixid eeg ciilbax.
ciilcun (1) ld ciilcunid.
ciilcun (2) Muddo badan ciil qabid.
ciilcunid eeg ciilcun². ld ciilcun¹.
ciildibbir (1) Ciilbadan.
ciildibbir (2) Ciil badan dareemid.
ciildibbirid eeg ciildibbir².
ciilid eeg ciil².
ciilkambi (1) ld ciilkambiyid.
ciilkambi (2) 1. Is c.: ciil ama xanaaq muujin. 2. Is c.: murugood. 3. Iska c.: ka shallayn, ka xumaasho.
ciilkambin ld ciilkambiyid.
ciilkambiyid eeg ciilkambi². ld ciilkambi¹, ciilkambin.
ciillan 1. Wax ciil hayo ahaansho. 2. ld cillan.
ciillanaad ld cillanaad.
ciillanaan 1. eeg ciillan. 2. ld cillanaan. ld ciillanaansho.
ciillanaansho ld Ciillanaan; cillanaan.
ciilqab (1) 1. Uurxumo. 2. ld ciilqabid.
ciilqab (2) U c.: uurxumo dareemid.
ciilqabid eeg ciilqab². ld ciilqab¹ (2).
<< < 63 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 > >>