Ereyga Maanta: faajafaajo
deeqsiiWax, wax ku fillaysiin.
deeqsiineeg deeqsii. ld deeqsiis.
deeqsiisld deeqsiin.
deeqsinnimoQof deeqsi ah ahaansho.
deeqtoomideeg deeqtoon¹.
deeqtoon1Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn noqosho.
deeqtoon2Wax isku filan oo aan cidna u baahnayn ahaansho.
deeqtoonaaneeg deeqtoon². ld deeqtoonaansho.
deeqtoonaanshoeeg deeqtonoow. ld deeqtoonaan.
deeqtoonowKa d.: qof awooddiisa ku tashanaya noqosho.
deerDeerada keeda lab.
deeroJaad ugaarta ka mid ah, cawsha ka yar, dib gaaban, dhinacyada laba diillimood oo madow ku leh oo raxan-raxan isu raacda.
deewaliBoqorrada dumarku dhexda ku xirtaan, jaad ka mid ah.
deexDhul geed-gaab iyo caws ka baxaan oo badda xiga.
deexadld deexasho.
deexashoeeg deexo. ld deexad.
deexguurDadka dega dhulka badda u dhow.
deexo1. U d.: qof, qof kale si daacad ah ugu warramid. 2. Hadal badan shubid; dalqamid.
deg11. Dhul korreeya hoobadka ah. 2. Daan (webi). 3. Garabka intiisa kore; qarqar.
deg21. (f.g) Meel rug ah dhigasho (cid). 2. (f.g) Wax duulayey fariisasho. 3. (fg.) Xabbad turub ah bad dhigid. 4. (f.mg) Wax, biyo hoos ugu shiidid. 5. (f.mg) Dhul, webi iwm heerkooda hoos uga dhicid. 6. (f.mg) Wax isku qasan kala miirmid. 7. (f.mg) Wax kacsan xasilid. 8. (f.mg) La d.: cid khasaaro badid. 9. (f.mg) Ku d.: cid marti u noqosho.
degaameeMeel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
degaameyneeg degaamee. ld deegaameyn, deegaamin, degaamin.
degaamild degaamee.
degaaminld degaameyn.
degaanMeel la deggan yahay. ld deegaan¹ (2).
degaan habboon(baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.
degaandegInta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.
degaanshoXaalad deggan.
degadld degasho.
degadduubSuuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.
<< < 64 65 66 67 68 69 70 71 72 73 74 > >>