dhaadhicideeg dhaadhac². ld dhaadhac¹ (2).
dhaadhicineeg dhaadhici. ld dhaadhicis.
dhaadhicisld dhaadhicin.
dhaadiQof wax u muujin.
dhaadideeg dhaad². ld dhaadis, dhaagid.
dhaadid1ld dhaagid.
dhaadineeg dhaadi.
dhaadisld dhaadid.
dhaadnaaneeg dhaadan. ld dhaadnaansho.
dhaadnaanshold dhaadnaan.
dhaado1. (f.g) Dhaad ka xirasho (neef). 2. (f.g) Gabar doonid. 3. (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
dhaaf1. (f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid. 2. (f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn. 3. (f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn. 4. (f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
dhaafdhaafU dh.: hor iyo gadaal u socosho.
dhaafdhaafi1. Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin. 2. Is dh.: wax isku dhafid.
dhaafdhaafideeg dhaafdhaaf.
dhaafdhaafineeg dhaafdhaafi.
dhaafdhaafsanIs dh.: wax la dhaafdhaafiyay ahaansho.
dhaafdhaafsanaaneeg dhaafdhaafsan. ld dhaafdhaafsanaansho.
dhaafdhaafsanaanshold dhaaf- dhaafsanaan.
dhaafi1. (f.g) Wax meel ka gudbin. 2. (f.g) Wax, wax kale oo taagan ama ay isku dhinac u socdaan ka hormarin. 3. (f.g) Iyadoo sixir la adeegsanayo cid jirradeeda cid kale ku wareejin. 4. (f.g) Cid maaweelo waqti kaga lumin. 5. (f.mg) U dh.: cid wax, wax kale ugu beddelid.
dhaafideeg dhaaf.
dhaafineeg dhaafi. ld dhaafis.
dhaafisld dhaafin.
dhaafiyeWarqad sharciyaysan oo hal dal mar lagu geli karo lagagana soo noqon karo.
dhaafsadld dhaafsasho.
dhaafsan1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
dhaafsanaaneeg dhaafsan. ld dhaafsaanaansho.
dhaafsanaanshold dhaafsanaan.
dhaafsashoeeg dhaafo. ld dhaafsad, dhaafsi.
dhaafsild dhaafsasho.
<< < 72 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 > >>