bishiicsanaan ld bashiicsanan.
bishiicsanaansho ld bashiicsanaan.
bishil (1) ld bishkil¹.
bishil (2) ld bishkil².
bishilid ld bishkilid.
bishin ld burshin.
bishkil (1) Qori yar oo xalleefsan mayrax iwm oo dalool yar la agu gufeeyo. ld bishil¹.
bishkil (2) Tigin ama qori yar oo wax ku shakarid, ku adkayn. ld bishil².
bishkilid eeg bishkil². ld bishilid.
bisil 1. Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 2. Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.
bisimbisoo ld bisabbisoo.
bisimbisood ld bisabbisood.
bisin (dii.) Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim.
bisiq ld dhisiq.
biskoo Nafley jirranayd caafimaad helid.
biskood eeg biskoo.
biskoodsii Caafimaadsiin.
biskoodsiin eeg biskoodsii.
bislaan eeg bisil. ld bisayl (4), bislaansho.
bislaansho eeg bislow. ld bislaan.
bislayn eeg bislee. ld bislays.
bislays ld bislayn.
bislaysad ld bislaysasho.
bislaysasho eeg bislayso. ld bislaysad, bislaysi.
bislaysi ld bislaysasho.
bislayso 1. Cunto bisayl ka dhigasho. 2. Arrin u gogol xaarasho si aan go'aan qaadashadeeda loogu dhibtoon.
bislee 1. Cunto bisayl ka dhigid. 2. Arrin si aan go'aankeeda loogu dhibtoon u gogol xaarid.
bislow Wax bisil noqosho.
bismillaahi Bisinkii Alle qabsasho.
bismillee 1. Bisin u qabsasho (cunto), dhadhamin. 2. (dii.) Bisin wax ku billaabid.
<< < 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 84 > >>