Qaamuus.net

Qaybaha Ereyada

Ereyada ku baadh xarafka ay ka bilowdaan ama qaybta aqoonta.

Ereyga Maalinta

Eeg kaydka
November 12, 2026

hadoodil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Balbalo. 2. Dedidda meel dusha sare laga dedo si har loogu yeelo. 3. ld hadoodilid.
  2. Wax har u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

Xarfaha Af-Soomaaliga