jumleys ld jimleyn.
jumleysad ld jimleysasho.
jumleysasho ld jimleysasho.
jumleysi ld jimleysasho.
jumleyso ld jimleyso.
jumlo ld jimlo.
jundi Col tiro badan ka kooban.
juno ld junuf.
junoobid ld jinaabid.
junow (1) ld jinaabo.
junow (2) ld jinaab².
junub (1) ld jinaabo.
junub (2) ld jinaab².
junubid ld jinaabid.
junuf J. ah: neef dhaqayo ah oo caano yareeyey. ld juno.
junuub (1) 1. ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda. 2. Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
junuub (2) ld jinaab.
junuubid ld jinaabid.
junuun (1) ld junuunid.
junuun (2) ld jinaab.
junuunid ld jinaabid.
juqayn eeg juqee. ld juqays.
juqays ld juqayn.
juqee Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid.
juqraafi Maaddada sharaxda dhulka dushiisa, muuqalladeeda ay ka mid yihiin kuwa fisikada, cimilada, carrada, maxsuul-lada, ummadaha iwm iyo filiqsanaantooda.
juqraafiga dabiiciga (juqr.) Laan ka mid ah juqraafiga oo ku shuqul leh muuqaal-lada dabiiciga ah ee dhulka ee ay ka mid yihiin berriga, biyaha iyo hawada.
juqraafiga dadka (juqr.) Barashada juquraafiga dabeecaddu sida uu u saameeyo nolosha iyo tacabka dadka iyo juquraafi dhaqameedku sida uu u saameeyo dabeecadda.
juqraafiga nafleyda (juqr.) Barasha noolosha dabiiciga ah (xoolaha iyo deegaanta) oo anuu ku jirin dadku. Waxa la darsaa dariiqooyinka iyo siyaabaha xoolaha iyo deegaantu ugu fidaan, uguna filiqsanyihiin dhulka dushiisa.
juquf Qof dhuuban oo godan. ld joqof.
juqufsan Qof dhuuban oo godan ahaansho. ld joqofsan.
<< < 858 859 860 861 862 863 864 865 866 867 868 > >>