Ereyga Maanta: yeeg-bisaliim
dhamiijoDeris ku nool gasha waxaraha, weylaha iyo naylaha. ld dhibiijo.
dhamisld dhamid.
dhamitaanld dhamid.
dhammaad1Meesha ugu danbaysa; idlaad; ebyoonaan.
dhammaad2(nax.) Qeybta ugu dambaysa eray.
dhammaag(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn, leh, laamo dhuudhuuban, caleemo yaryar iyo miro macaan oo la cuno, kana mid ah dhirta daawada leh.
dhammaajeeld dhamaajee.
dhammaajeynld dhamaajeyn.
dhammaajold dhamaajo.
dhammaaneeg dhan³. ld dham- maansho.
dhammaanjoGeed-gaab dhulka ku faalala xididkiisana laga dhigto cabagta lagu baalo gammuunka.
dhammaanshoeeg dhammow. ld dhammaan.
dhammaasQof aan feejignayn oo dareenkiisa garasho meel kale ku mashquulsanyahay.
dhammaasanDhammaas ahaansho (qof).
dhammaasnaaneeg dhammaasan. ld dhammaasnaansho.
dhammaatiXarig saddex dhudood ah oo wax lagu rarto.
dhammayneeg dhammee. ld dhammays.
dhammays1. Dh. ah: ilmo shinkiisii ku dhashay. 2. Dh. ah: qof laxaad weyn. 3. ld dhammayn.
dhammaysanWax ebyan ahaansho.
dhammaysashoeeg dhammayso.
dhammaysnaaneeg dhammaysan. ld dhammaysnaansho.
dhammaysnaanshold dhammays- naan.
dhammaysnimoDhammays ahaansho (nafley).
dhammayso1. Cunto, cabbitaan iwm laysasho. 2. Dan ebyasho.
dhammaystir11. Wax qabyo, lagu ebyo. 1. ld dhammaystirid.
dhammaystir2Wax qabyo ah ebyid.
dhammaystiranWax la ebyey ahaansho.
dhammaystirideeg dhammaystir².
dhammaystirnaaneeg dhammaystiran. ld dhammaystirnaansho.
dhammaystirnaanshold dham- maystirnaan.
<< < 95 96 97 98 99 100 101 102 103 104 105 > >>