dhantaalCid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.
dhantaalan1Wax la dhantaalay noqosho.
dhantaalan2Wax la dhantaalay ahaansho.
dhantaalideeg dhantaal².
dhantaalmideeg dhantaalan¹.
dhantaalnaaneeg dhantaalan². ld dhantaalnaansho.
dhantaalnaanshold dhantaalnaan.
dhanxalagld dhabxanag.
dhanxanagld dhabxanag.
dhanxaragld dhabxanag.
dhanyoSharaab.
dhaq1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.
dhaqaaji1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wax meel fog geyn.
dhaqaajineeg dhaqaaji.
dhaqaajisld dhaqaajin.
dhaqaaladdaranQof aan wax tashiilin ahaansho.
dhaqaaladdarnaan1. eeg dhaqaalad- daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
dhaqaaladdarrayneeg dhaqaalad- darree.
dhaqaaladdarraysanWax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.
dhaqaaladdarraysnaaneeg dhaqaa- ladarraysan. ld dhaqaaladdarraysnaan- sho.
dhaqaaladdarraysnaanshold dhaqaaladdarraysnaan.
dhaqaaladdarreeWax dhaqaaladdarro ku samayn.
dhaqaaladdarrild dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarrold dhaqaaladdarnaan.
dhaqaaladdarroobideeg dhaqaalad- darrow.
dhaqaaladdarrowWax dhaqaaladdarro hayso noqosho.
dhaqaalallaweQof aan wax tashiilin.
dhaqaalaxumaan1. Dhaqaaladdarro. 2. Saboolnimo. ld dhaqaalaxumi, dha- qaalaxumo.
dhaqaalaxumayneeg dhaqaala -xumee.
dhaqaalaxumeeCid dhaqaalaxumo ku sameyn.
<< < 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 109 > >>